Qeebo Qeebo lyrics by Dayax Dalnuurshe - original song full text. Official Qeebo Qeebo lyrics, 2024 version | LyricsMode.com
Request & respond explanations
  • Don't understand the meaning of the song?
  • Highlight lyrics and request an explanation.
  • Click on highlighted lyrics to explain.
Dayax Dalnuurshe – Qeebo Qeebo lyrics
Aduunyadu waa cisho
Cawo iyo maalmaan badnayd
Cimrigu waa koobanyahay
Calafkuna waa mid qura

Waxaan cabiraa rajadda
Cadceedu markay dhacdoo
Cidahu markay hurdaan
Waxaan fadhiyaa cidlada
Calooshu waxbay tabtaa

Naftuna ceel bay dhaxdii
Canaanta ka soo dirtaa
Cirkaan sare eegayaa
Cidlaan wehel moodayaa
Caanaan biyo moodayaa
Cishaan duhur moodayaa
Cadaad duruur moodayaa
Cawashadu keed miyaa
Ceeryaamadu roob miyaa
Colaadu heshiis miyaa
Caqligu wuu is diidanyahay

Calooshu waxbay tabtaa
Naftuna ceel bay dhaxdii
Canaanta ka soo dirtaa
Cirkaan sare eegayaa
×



Lyrics taken from /lyrics/d/dayax_dalnuurshe/qeebo_qeebo.html

  • Email
  • Correct
Submitted by yaxyecadde

Qeebo Qeebo meanings

Write about your feelings and thoughts about Qeebo Qeebo

Know what this song is about? Does it mean anything special hidden between the lines to you? Share your meaning with community, make it interesting and valuable. Make sure you've read our simple tips.
U
Min 50 words
Not bad
Good
Awesome!

Post meanings

U
Min 50 words
Not bad
Good
Awesome!

official video

0-9 A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z